Wararka Maanta

XUQUUQDA MACALLINKA

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Cubbaada ibnu Saamit Alle haka raalli noqdee waxa laga weriyay in Nabigu (Sallal-Laahu calayhi wa-Sallam) uu yir...

Warkii oo dhan »

Khasaaraha ka dhashay Dagaal maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo sii kordheysa

FEB 24, 2009

Talaado, February 24, 2009(HOL): Waxaa sii kordheysa khasaaraha uu geystay dagaal maanta ka dhacay Xaafado ka dhacay Degmada Hodan ee Magaalada Muqdis...

Warkii oo dhan »

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo sheegay in ay suurtagal tahay dib-u-dhac ku yimaadda Doorashada Madaxtooyada

FEB 24, 2009

Talaado, February 24, 2009(HOL): Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay suurtogal tahay in ay Doorashada Madaxtooyada ee la filayo in ay...

Warkii oo dhan »

Ciyaaryahan Magan Daahir Yuusuf oo ugu baaqay Dowladda cusub ee Soomaaliya in ay xoogga saaraan Horumarinta Isboortiga oo ah kan kaliya ee isu keeni kara shacabka

FEB 24, 2009

Magac Dahiir oo Warfidiyeenno kula hadlaya Xafiiskiisa. SAWIRKA MAXAMED DEEQ Talaado., February 24, 2009(HOL): Ciyaaryahanka caanka ah ee Soomaaliyee...

Warkii oo dhan »

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho

FEB 24, 2009

Talaado, February 24, 2009(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka wuxuu ka dhacay xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee...

Warkii oo dhan »

Dowladda Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo cambaareeyay weerarkii Is-maadaaminta ahaa ee lagu qaaday Ciidamada Amisom

FEB 24, 2009

Talaado., February 24, 2009(HOL): Waxaa isa soo tareysa cambaareynta loo jeedinayo ciddii ka dambeysay weerar is-miidaamin ahaa oo dorraad lagu qaaday...

Warkii oo dhan »

Wafdigii ka socday Culumaa’udiinka Caalamka oo la kulmay madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed

FEB 24, 2009

Talaado., February 24, 2009(HOL): Wafdigii ka socday Culumaa’udiinka Islaamka ee Caalamka ayaa waxay kulan la qaateen Madaxweynaha Dowladda Midnimad...

Warkii oo dhan »

Golaha Abwaannada Soomaaliyeed oo ugu baaqay Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya in ay daryeesho Naafadii 1977 iyo Naafada 2007

FEB 24, 2009

Talaado., February 24, 2009(HOL): Golaha Abwaannada Soomaaliyeed oo fadhigoodu yahay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa ugu baaqay Dowladda Midnim...

Warkii oo dhan »

Gacan ka geyso kaalmeynta gabar yar oo aan lahayn meel ay ka saxarooto

FEB 24, 2009

Shukri Cusmaan Yuusuf Faarax oo 7 Bilood jir ah Talaado., February 24, 2009(HOL): Shukri Cusmaan Yuusuf Faarax oo 7 bilood jir ah, Hooyadeedna l...

Warkii oo dhan »

Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo ku cabaneysa in la buriyay Heshiiskii Jibouti

FEB 24, 2009

Talaado., February 24, 2009(HOL): Xubno ka tirsan Bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo ka qeybgalay wada hadalladii Jibouti ayaa sheegay in la burburiyay ...

Warkii oo dhan »