Wararka Maanta
Qarax lal beegsaday Ciidamo Amisom ee ku sugan Xarunta Jaamacaddii Umadda ee Magaalada Muqdisho
Axad, February 22, 2009(HOL): Qarax Is-maadaamin ah ayaa saaka waxaa lala beegsaday Ciidamada AMISOM ee ku jira Xarunta Jaamacaddii Umadda ee Magaalad...
Warkii oo dhan »Wasiirro ka tirsan Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo is-casilay kadib markii ay culeysyo uga yimaadeen Beelahooda
Axad, February 22, 2009(HOL): Labo Wasiir oo ka tirsanaa Xukuumaddii uu soo dhisay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke ay...
Warkii oo dhan »Goballka Hiiraan oo laga soo dhaweeyay dhismaha Xukuumada Cusub ee Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya
Axad, February 22, 2009(HOL): Magaalada Beledweyne ee xarunta u ah Goballka Hiiraan ayaa si weyn looga soo dhaweeyay dhismaha Xumuumadda cusub ee uu s...
Warkii oo dhan »Qiimaha lagu raaco Gaadiidka ka shaqeeya inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo hoos u dhacay
Axad, February 22, 2009(HOL): Waxaa si aad ah hoos ugu dhacay qiimaha lagu raaco Gaadiidlka BL-ka ah ee ka shaqeeya inta u dhaxeya Magaalooyinka Muqdi...
Warkii oo dhan »Nin Pakistan u dhashay oo lagu afduubtay degmada Laag ee Gobolka Bari
Axad, February 22, 2009(HOL): Kooxo dabley hubaysan ah ayaa maanta barqanimadii deegaanka Laag afduub ugu geystay nin ajnabi ah oo sida la sheegay u d...
Warkii oo dhan »Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda oo xaflad taageero iyo soo dhaweyn ah u sameysay Dowladda Midnimada Qaran.
Axad, February 22, 2009(HOL): Xaflad heer Qaran ah oo ay soo qaban qaabiyeen mas’uuliyiinta Jaaliyadda Soomalaiyeed ee wadanka Uganda (Somali Commun...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke
Ergayga sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould Abdallah Sabti, February 21, 2009(HOL): Ergayga sare ee Qaramada M...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo kaalinta 5aad ka gashay Tartankii Orodka Caalamiga ahaa ee Jibouti ka dhacay
C/naasir Siciid Ibraahim oo kaalinta 5aad ka galay Tartankii Half Marathon ee Shalay Jibouti ka dhacaySabti, February 21, 2009(HOL): Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »Wasiirrada Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo la dhaariyay
Sabti, February 21, 2009(HOL): Wasiirradii uu shalay soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali...
Warkii oo dhan »Puntland oo loo ballanqaaday qalab la gula dagaalamo Burcad badeedda ka dilaacday Xeebaha Soomaaliya
Sabti, February 21, 2009(HOL): Wasiirka amniga DGPL C/llaahi Siciid Samatar oo maalin ka hor ka soo dagay garoonka Diyaradaha ee magaalada Boosaaso ay...
Warkii oo dhan »