Wararka Maanta
Hay'adda DRC oo Deeq lacageed gaarsiisay Qoysas sabool ah oo ku Dhaqan Magaalada Beledweyne
Talaado., February 24, 2009(HOL): Marka laga soo tago dadka soo barakacay ee ku jira Xeryo ay ka sameyteen duleedka Magaalada Beledweyne, waxaa xusid ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku noqday Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Isniin, February 23, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafd...
Warkii oo dhan »Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya iska hor-imaad maanta ka dhacay Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho
Isniin, February 23, 2009(HOL): Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadi...
Warkii oo dhan »Maamulka Degmada Boosaaso oo sheegay in Xoriyaddiisa u dib u heli doono Nin Ajnabi ah oo lagu af-duubtay Gobolka Bari
Isniin, February 23, 2009(HOL): Maamulka Degmada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa wada dadaallo lagu sii deynayo nin u dhashay dalka Pakistan, kaasi oo m...
Warkii oo dhan »Iska hor-imaad goor dhaweyd ka bilowday inta u dhaxeysa Isgoysyada Boondheere iyo Siinaay ee Magaalada Muqdisho
Isniin, February 23, 2009(HOL): Iska hor-imaad la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu goor dhaweyd ka bilowday inta u dhaxeysa T...
Warkii oo dhan »Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ugu baaqay Madaxda Dowladda Soomaaliya in ay qanciyaan Beesha Sade
Isniin, February 23, 2009(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ugu baaqay Madaxda Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya in ay qanc...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya oo shirkoodii ugu horeeyay ku yeeshay Magaalada Jibouti
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya-Farxaan Cali MaxamuudIsniin, February 23, 2009(HOL): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »Dhimasho iyo Dhaawac soo gaartay Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan oo sii kordheysa
Isniin, February 23, 2009(HOL): Waxaa sii kordheysa dhimasho iyo dhaawac soo gaartay Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho oo shalay lagu qa...
Warkii oo dhan »Xaflad lagu soo dhaweynayay Dowladda cusub ee Soomaaliya oo ka dhacday magaalada Columbus ee Dalka Mareykanka
Isniin, February 23, 2009(HOL): Waxaa habeenkii Sabtida ahaa ee bisha February 21, 2009-ka ka dhacay magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareeykanka xaf...
Warkii oo dhan »Dawlada Britain oo mar kale ka fiirsanaysa in ay Qaadka Joojiso iyo in kale
Isniin, February 23, 2009(HOL): Dawlada Britain ayaa dib u eegaysa siyaasadeeda ku waajahan Qaadka ka dib markii ay sii kordheen culayska dawlada kaga...
Warkii oo dhan »