Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid oo ka degay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho

FEB 26, 2009

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke Khamiis, February 26, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaa...

Warkii oo dhan »

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Dagaal ka dhacay Deegaanno muran ka aloosan yahay oo Somaliland ka tirsan

FEB 26, 2009

Khamiis, 26 February 2009 (HOL): Laba qof ayaa ku dhintay, ugu yaraan sideed kalena way ku dhaawacmeen dagaal shalay ka dhacay deegaan u dhexeeya degm...

Warkii oo dhan »

Dagaal maalintii seddexaad ka dhacay Muqdisho

FEB 26, 2009

Ciidamada Amisom iyo dadweyne ku sugan Isgoyska KM4 ee Degmada Hodan oo ka mid ah meelaha ay dagaallada ka dhaceen Khamiis, February 26, 20...

Warkii oo dhan »

Shiikh Axmed Daahir Aways oo ku baaqay in lala xisaabtamo Dadkii sheegtay dagaalladii ka dhacay Muqdisho

FEB 26, 2009

Khamiis, February 26, 2009(HOL): Dr. Shiikh Axmed Daahir Aweys oo ka mid ah Hay’adda culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee Bul...

Warkii oo dhan »

Nigeria oo dib u dhigtay Ciidamo ay sheegtay in ay u soo direyso Soomaaliya

FEB 26, 2009

Khamiis, February 26, 2009(HOL): Dowladda Nigeria ayaa sheegtay in aysan rajeyneynin in ay ciidamo u dirto Soomaaliya, si ay u xoojiyaan Ciidamada AMI...

Warkii oo dhan »

Maxaad ku caawin kartaa wiilkan yar ee Xanuunsanaya?

FEB 26, 2009

Khamiis, February 26, 2009(HOL): Runtii ma ahan wax sahalan Xanuunka haya C/llaahi Cumar Xaanshi Cusmaan oo ah Wiil yar oo 5 Bilood  jir ah, kuna...

Warkii oo dhan »

Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maanta waxay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Xudur ee xar...

Warkii oo dhan »

Xildhibaano iyo Wasiirro ka tirsan Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya oo Muqdisho ku laabtay

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Ku dhawaad 100 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehlinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda S...

Warkii oo dhan »

Maamulka Puntland oo dhoofiyay Makiinad lacagta faalsada ah lagu samayn jiray

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Maamulka DGPL ayaa markii ugu horaysay Dekadda Magaalada Boosaaso ka dhoofiyay makiinad lacagta faalsada ah lagu...

Warkii oo dhan »

Baaqyo lagu dalbayo in la joojiyo dagaal ka soo cusboonaaday magaalada Muqdisho oo isa soo taraya

FEB 25, 2009

Arbaco, February 25, 2009(HOL):  Waxaa isa soo taraya baaqyo lagu dalbayo in la joojiyo dagaallo shalay oo dhan iyo saaka ka socday caasimadda So...

Warkii oo dhan »