Wararka Maanta
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo amarro ammaanka lagu sugayo ku soo rogay Degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo
Sabti, February 28, 2009(HOL): Xoogagga Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ee gacanta ku haya deegaanno dhowr ah oo ku yaala Koofurta Soomaaliya ayaa waxay ...
Warkii oo dhan »UNHCR oo sheegtay in dad badan oo ka barakacay Muqdisho ay guryahooda dib ugu noqonayaan iyagoo aan heysan ammaan la isku haleyn karo
Sabti, February 28, 2009(HOL): Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in dad gaaraya 40,000 oo ruux oo ku barakacay...
Warkii oo dhan »Maamulka Degmada Xamar-weyne oo sheegay in ammaanka Degmadaas uu ka soo reynayo
Sabti, February 28, 2009(HOL): Maamulka Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu ka soo reynayo ammaanka degmadaas oo in muddo...
Warkii oo dhan »Ban Ki-Moon oo Soomaalida ugu baaqay in ay Dagaallada joojiyaan
Jimco, February 27, 2009(HOL): Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon ayaa Soomaalida ugu baaqay in ay joojiyaan dagaallada, isagoo ku gu...
Warkii oo dhan »Maamulka Degmada Boosaaso oo beeniyay in wax madax furasho ah laga bixiyay Nin ajnabi ah oo maalmo ka hor la sii daayay
Jimco, February 27, 2009(HOL): Maamulka Degmada Boosaaso ayaa ka digay markii ugu horeysay af-duub loo geysto dadka ajaanibta ah ee imaanaya gudaha ma...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya oo shaacisay tallaabooyinka ugu horreeya oo ay qaadeyso
Wasiirka Qorsheynta iyo Ikaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya- C/raxmaan C/Shakuur Warsame Jimco, February 27, 2009(HOL): Xukuumadda Midnim...
Warkii oo dhan »Khilaaf soo kala dhaxgalay Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan iyo Odayaasha Deegaanka Jawiil
Jimco, 27, Febarayo, 2009 (HOL) Sida uu HOL u sheegay Guddoomiyaha deegaanka Jawiil ee Goballka Hiiraan C/llaahi Cabdi Cariig waxaa meel sare ga...
Warkii oo dhan »Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in ay meel wanaagsan u marayaan dadaallo ay ku joojinayaan dagaalladii Muqdisho ka dhacay
Jimco, February 27, 2009(HOL): Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa sheegay in ay meel wanaagsan u marayaan dadaallo ay ku joojinayaan...
Warkii oo dhan »Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo soo saaray warbixin hordhac ah oo uu uga waramayo khasaaraha dagaalladii Muqdisho ka dhacay
Jimco, February 27, 2009(HOL): Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa warbixin ka soo saaray dagallo khasaare geystay oo muddo seddex maalmood ah...
Warkii oo dhan »XUQUUQDA SAAXIIBKA
Jimco, February 27, 2009(HOL): Abuu-Muusa Al-Ashcari (RC) waxaa laga weriyay: Rasuulku (Sallal-Laahu calayhi wa-Sallam) wuxu yiri: (Qof wanaagsan ood ...
Warkii oo dhan »