Wararka Maanta
Guddoomiyaha Maamulka Islaamiga ah ee G/Hiiraan oo sheegay in la dhameystiray Waaxihii Garsoorka ee Maamulka Islaamiga ah ee Goballka
Arbaco, March 04, 2009(HOL): Guddoomiyaha Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow ayaa sheegay in Maamulkiisu ku guu...
Warkii oo dhan »Labo caruur oo ah oo ku dhaawacantay Dab maanta qabsaday xaafadda Buulo-mingis ee magaalada Boosaaso
Talaado, March 03, 2009(HOL): Ugu yaraan 27 guri oo ka samaysan cooshado iyo baakado ayaa maanta ku basbeelay dab qabsaday xaafada Buulo-mingis oo ku ...
Warkii oo dhan »Mas’uul sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Saxaafadda ugu hanjabay in ay la dagaallamayaan
Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan IbbiTalaado, March 03, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaare ku xigeenka, ahna Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ...
Warkii oo dhan »Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Itoobiya u jooga ka qeybgalka xaflad tababar loogu soo xirayo Saraakiil Soomaaliyeed
Talaado, March 03, 2009(HOL): Wasiirka Amniga Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaali...
Warkii oo dhan »Shiikh Caan ah oo xalay Hargeysa ku geeriyooday
Talaado, March 03, 2009(HOL): Alle ha u naxariistee waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ee Caasimadda u ah Somaliland Shi...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Isbitaal ku yaala Nairobi ku booqday Ciidamo ka tirsan AMISOM oo Muqdisho lagu dhaawacay
Talaado, March 03, 2009(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa shalay wuxuu Isbitaal k...
Warkii oo dhan »Waalidiin ka cabaneysa Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda ee jooga nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Talaado, March 03, 2009(HOL): Waalidiin ku nool nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka cabanayaan dhibaatooyin...
Warkii oo dhan »Maamulka Islaamiga ah ee Magaalada Beledweyne oo amarro ku soo rogay qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada
Talaado, March 03, 2009(HOL): Kulamo is-daba joog ah kadib Maamulka Islaamiga ah ee Degmada Beledweyne ee Xarunta u ah Goballka Hiiraan waxaa uu marki...
Warkii oo dhan »Koofur Afrika oo diyaargarow ugu jirta martigelinta Ciyaaraha Adduunka ee 2010
Talaado, March 03, 2009(HOL): Diyaar-garowga iyo qaban-qaabada loogu jiro koobka kubadda cagta ee sanadka soo socda ee 2010ka lagu qaban doono dalkan ...
Warkii oo dhan »Eeyo weerar ku qaaday Beeraley ku nool Deegaanka Mustaxiil ee Dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
Isniin, Maarso 02, 2009 (HOL) Wararka laga helayo dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan deegaanka Mustaxiil ayaa sheegaya in Eeyo ra...
Warkii oo dhan »