Wararka Maanta
Seminaar ku saabsan la-dagaallanka cudurta TB-da oo loo qabtay Suxufiyiin Soomaaliyeed
Isniin, March 09, 2009(HOL): Waxaa maanta magaaalada Muqdisho ka dhacay Siminaar lagu baranayay Cudurka Qaaxada iyo halistiisa kaasi oo ay si wadajir ...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku kala bixinaya Dalal ku yaalla Bariga iyo Bartamaha Afrika
Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh AxmedAxad, March 08, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu ...
Warkii oo dhan »
Hay’adda Badbaadinta Dhallaanka iyo Caruurta Soomaaliyeed oo Dhar u qeybisay Haween badan oo ka barakacay Magaalada Muqdisho
Axad, March 08, 2009(HOL): Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 8-da Maarso 2009 waxaa ay Hay’adda Badbaadinta Dhallaanka iyo Caruurta Soomaaliyeed e...
Warkii oo dhan »
Maamulka Islaamiga ah ee ka arimiya Goballka Hiiraan oo ka hadlay rabshado ka dhacay Magaalada Beledweyne
Axad, March 08, 2009(HOL): Taliyaha Ciidamada Maamulka Goballka Hiiraan Shiikh Cabdi Qoorey ayaa ka warbixiyay sida ay u dhaceen rabshado galinkii dan...
Warkii oo dhan »
Oday Dhaqameedyo iyo Culumaa’udiin Soomaaliyeed oo Dalka Qadar ugu amba baxay Arrimaha Dib u heshiisiinta iyo Nabadeynta Soomaaliya
Axad, March 08, 2009(HOL): Xubno ka kala socda Hay’adda Culumaa’udiinka Soomaaliyeed iyo Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa waxa...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo maamulka G/Banaadir ugu baaqay in ay wax ka bedelaan qaabka ay u shaqeeyaan
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya- Shiikh C/qaadir Cali Cumar Axad, March 08, 2009(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Gudaha Xukuumadda Midnimada ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Bari oo ka digay dagaal mar kale dhax mara beelo wada Degmada Ufayn ee Gobolka Bari
Axad, March 08, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Bari ayaa markii ugu horraysay ka digay colaad mar kale ka dhax dhalata beelo walaalo ah, kuwaasi oo dhawa...
Warkii oo dhan »
Gaadiidka leh Muraayadaha aan la iska arki karin oo laga mamnuucay Gobolka Shabeelaha Dhexe
Axad, March 08, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa mamnuucay in gaadiidka leh muraayadaha aan la iska arki karin lagu dhex wato gobolka...
Warkii oo dhan »
Munaasabadda Xuska Maalinta Haweenka Aduunka 8 Marso oo lagu qabtay Magaalada Beledweyne
Axad, March 08, 2009(HOL): Munaasabad si weyn loo soo agaasimay isla markaana ay soo qaban qaabiyeen Ururrada Cocwo, Geelo Soomaaliya, Coco, iyo Iman ...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda Ingiriiska, Khudbadna ka jeediyay Chatham House
Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale iyo Wasiirka A/ Dibadda Ingiriiska David MilibandSabti, March 07, 2009(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daah...
Warkii oo dhan »