Wararka Maanta

Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley oo ka cabanaya Ciidamo lacago baad ah ka qaada Gaadiidka iyo Goobaha Ganacsiga

FEB 21, 2009

Sabti, February 21, 2009(HOL): Dadka ku dhaqan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ayaa waxay ka cabanayaan ciidamo ka tirsanaa Do...

Warkii oo dhan »

Dhismaha Gollaha Wasiirada Xukuumada Midnimada Qaran ee Soomaaliya ma lagu wada qanacsan yahay?

FEB 21, 2009

Sabti, 21, Febarayo, 2009 (HOL) Mar la eego tirada Wasiirrada la magacaabay iyo waqtiga kooban ee uu Ra’iisal Wasaaruhu ku  soo badhigay liiska...

Warkii oo dhan »

Dagaal ka dhacay Deegaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

FEB 21, 2009

Sabti, February 21, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Deegaanka Xawaadley oo Gob...

Warkii oo dhan »

Nigeria oo dib u gurasho ka sameyneysa in ay Ciidamo u soo dirto Soomaaliya

FEB 21, 2009

Sabti, February 21, 2009(HOL): “Xaaladda Soomaaliya waa ay ka sii dartay tan iyo markii ay Dowladda Nigeria aqbashay in ay Ciidamo nabad ilaaliyayaa...

Warkii oo dhan »

XIRIIRI QARAABADA

FEB 21, 2009

Sabti, February 21, 2009(HOL): Cabdullaahi ibnu Salaam (RC) wuxuu yiri: Nabiga (Sallal-Laahu calayhi wa-Sallam) wax aan ka maqlo wixii ugu horreeyay w...

Warkii oo dhan »

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay Xubnaha Xukuumaddiisa

FEB 20, 2009

Jimco, February 20, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke ayaa daqiiqado ka hor wa...

Warkii oo dhan »

Al-Shabaab oo maamul Islaami ah u sameeyay Gobollada Bay iyo Bakool

FEB 20, 2009

Jimco, February 20, 2009(HOL): Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maamul u sameeyay Gobollada Bay iyo Bakool, kadib markii uu dhawaan si buuxda ula wareegay...

Warkii oo dhan »

Diblumaasi sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo Beesha Caalamka ugu baaqay in ay si xoog leh u taageerto Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee SOomaaliya

FEB 20, 2009

Jimco, February 20, 2009(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould Abdallah ayaa ugu baa...

Warkii oo dhan »

Shirkad aan la garanayn oo Boqollaal Kun oo Dollar ka dhacday Dadweynaha Somaliland

FEB 20, 2009

Jimco, February 20, 2009(HOL): Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Hargeysa qaarkood ayaa shalay galabtii ilaa xalay dareenkoodu taagnaa ka dib markii ay s...

Warkii oo dhan »

Soomaalida ku dhaqan Magaalada Nairobi oo cabsi badan ka muujisay hadal ka soo baxay Dowladda Kenya

FEB 20, 2009

Jimco, February 20, 2009(HOL): Soomaalida ku dhaqan magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa cabsi fara badan ka muujisay hadal ka sooyeeray dowladda Keny...

Warkii oo dhan »