.jpg)
Talaado, August 30, 2011Saraakiil ka tiran Xarakada Al-Shabaab ee isaga baxay inta badan Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay dadweyne badan ku tukiyeen Salaaddii Ciidda deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Saraakiisha Al-Shabaab ee Deegaanka Ceelasha Biyaha kula ciiday shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka mid ahaa Shiikh Xasan Daahir Aweys, Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo kuwo kale..jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
.jpg)
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya