Wararka Maanta
Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka C/laahi Yuusuf oo Yemen u dhoofay
Talaado, January 20, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee DFKMG ah ee Somalia C/llaahi Yuusuf ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalka...
Warkii oo dhan »Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaqdhaqaaqyo ay ku baxayaan ka wada Magaalada Baydhabo
Talaado, January 20, 2009(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo u badan kuwii ka baxay magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ee Gobollada Banaadir iyo Shabeelah...
Warkii oo dhan »Qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan Ciidamada Amisom ee Magaalada Muqdisho ku sugan
Talaado, January 20, 2009(HOL): Kolonyo ka tirsan Ciidmada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa lala beegsaday qarax xooggan, xili a...
Warkii oo dhan »Darawallada Gaadiidka ka shaqeeya inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye oo ka cabanaya lacag sharci darro ah oo ay ka qaadaan Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka
Talaado, January 20, 2009(HOL): Darawallada Gaadiidka ka shaqeeya inta u dhaxeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxay ka cabanayaan lacag sh...
Warkii oo dhan »Xoghayihii hore ee Arrimaha dibedda Xisbiga KULMIYE oo ka baxay Xisbigaas iyo Qoraal uu ka soo saaray arrintaas
Dr. Axmed Xuseen Ciise Talaado, January 20, 2009(HOL): Dr. Axmed Xuseen Ciise oo hore u ahaan jiray Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Xisbiga ...
Warkii oo dhan »Maamulka Islaamiga G/Hiiraan oo amar ku bixiyay in hay'addaha Samafalku soo diiwaan-galiyaan gaadiidka u shaqeeya
Talaado, January 20, 2009(HOL): Maamulka Islaamiga ah ee ka dhisan Goballka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay sheegay in hay'addaha Samafalka looga fad...
Warkii oo dhan »Murashaxiinta u taagan Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga UDUB dhexdiisa oo si kulul u dhaliilay Madaxweye Rayaale
Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) iyo Axmed Sandoon XasanTalaado, January 20, 2009(HOL): Labada murashax ee Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) ...
Warkii oo dhan »Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo Miino-baaris ka bilaabay meelihii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya
Xoogagga Al-Shabaab oo Geedo ka jaraya inta u dhaxeysa Isgoysyada Cali Kamiin iyo Ifka Xalan Isniin, January 19, 2009(HOL): Ururka Al-Shabaab ayaa ...
Warkii oo dhan »Qaar ka mid ah Wasiirradii uu soo magacaabay Madaxweyne Faroole oo is-casilay
Isniin, January 19, 2009(HOL): Qaar ka mid ah golihii wasiirrada ee uu dhawaantan soo magacaabay madaxwaynaha cusub ee DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku adkeysanaya in ay doorashadaas dhici doonto 26-ka Bishan
Isniin, January 19, 2009(HOL): Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in uusan waxba iska bedelin jadwal...
Warkii oo dhan »