Wararka Maanta

Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee dibad-joogga ah oo magaalada Nayroobi ku xusay maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed

JAN 22, 2009

Khamiis, January 22, 2009(HOL): Munaasabad lagu maamuusayay maalinta warfaafinta Soomaaliyeed oo ku beeganeyd 21-ka Janaayo oo shalay ahayd ayaa ka dh...

Warkii oo dhan »

21-ka Janaayo: Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed

JAN 21, 2009

Arbaco, January 21, 2009(HOL): Isbaheysiga difaaca xoriyadda ra’yiga Soomaaliyeed (SOCFEX) wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan bahda Saxaafadda Sooma...

Warkii oo dhan »

Dowladda Yemen oo magan-galyo siisay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed

JAN 21, 2009

Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed Arbaco, January 21, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaa...

Warkii oo dhan »

Drs. Caasho Xaaji Cilmi oo ka farxisay Haweenkii Qaraxa lagula beegsaday Magaalada Muqdisho 3-dii Agoosto 2008

JAN 21, 2009

Arbaco, January 21, 2009(HOL): Drs. Caasho Xaaji Cilmi oo si weyn ugu ololeysa badbaadinta Haweenka iyo Caruurta Soomaaliyeed ayaa maanta waxay deeq l...

Warkii oo dhan »

Ururka Al-Shabaab oo sheegay in uu ka qeyb-qaadanayo Dib-u-dejinta Dadkii Muqdisho ka barakacay

JAN 21, 2009

Arbaco, January 21, 2009(HOL): Dhadhaqaaqa Al-Shabaab ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu ka qeyb-qaadanayo dib-u-dejinta Dadkii Muqdisho ka barakacay....

Warkii oo dhan »

Abwaan Abshir Bacadle oo sheegay in uu galay Hunguri Madaxweynenimo (Sababtu maxay tahay?)

JAN 21, 2009

Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle Arbaco, January 21, 2009(HOL): Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdis...

Warkii oo dhan »

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaallo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho

JAN 21, 2009

Arbaco, January 21, 2009(HOL): Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaallo shalay ka dhacay Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, iyadoo dag...

Warkii oo dhan »

Qaar ka mid ah Degmooyinkii ay Dadka u barakici jireen intii ay Muqdisho ka socdeen dagaalladii Ciidamada Itoobiya lala galay oo hadda laga sii barakayo

JAN 21, 2009

Arbaco, January 21, 2009(HOL): Waxaa barakac uu ka bilowday xaafado ay dadka u barakici jireen intii ay Muqdisho ka socdeen dagaalladii lala galay Cii...

Warkii oo dhan »

Maxaa ka jira in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya uu magangalyo warsaday Dowladda Yemen?

JAN 21, 2009

Arbaco, January 21, 2009(HOL): Shalay waxaa Magaalada Sanca ee Dalka Yemen gaaray Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf...

Warkii oo dhan »

Dagaal ka socda Magaalada Muqdisho

JAN 20, 2009

Talaado, January 20, 2009(HOL): Dagaal la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa haatan wuxuu ka socdaa Isgoyska Sanca oo kala qeybiya De...

Warkii oo dhan »