Axad, Janaayo 03, 2016 (HOL) —Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa goordhow kasoo dagay ku dhawaad 250 askari oo ka socda Itoobiya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgallada ciidamada Midowga Afrika ay ka wadaan Soomaaliya.
Ciidamadan oo aad u qalabeeysan ayaa waxaa ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxda ugu sareeysa ee Jubaland.
Maalin kahor ayay ahayd markii magaalada Kismaayo ay soo gaareen saraakiil ka socotay ciidamada Itoobiya, kuwoo oo qiimeyn ku sameeynayay goobihii la dejin lahaa ciidamada maanta yimid.
Hadduu Eebbe ogolaado, warbixin faahfaahsan iyo Sawirro goordhow ayaan idiin soo gudbin doonnnaa.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya
Boqollaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee Howl-galka AMISOM oo Maanta Gaaray Kismaayo
More News
- AKHRISO: Taariikhdii ALLAHA u Naxariisteen Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble
- Wafdi uu Horkacayo Wasiirka Amniga Somalia oo Maanta Gaaray Beledweyne (SAWIRRO)
- SOMALILAND: Taliyeyaal Xilalka Laga Qaaday iyo Haweeney loo Magacaabay Agaasime Guud
- Axmed Siilaanyo oo Cayimay xilliga la billaabayo Diiwaan-gelinta Cod-bixiye-yaasha Somaliland
- Kooxda ST. PAUL oo ku Guulaysatay Tartankii Kubadda Koleyga Ardayda Gobolka MN (VIDEO)
- Golaha Wakiilada Somaliland oo Meel-mariyay Miisaaniyaddii Qaranka ee Sannadkan 2016-ka
- Kulan looga arrisanayay aaska Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ka dhacay Beledweyne (Sawiro)
- Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur-galbeed oo Doortay Guddoomiye iyo Labadiisa ku Xigeen
- Dagaal u dhexeeya ciidammo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka Socda Magaalada BARAAWE
- FAAHFAAHIN: Ciidamada Itoobiya ka socda ee Maanta gaaray Magaalada Kismaayo (SAWIRRO)
- Isimada Puntland oo ka Tacsiyadeeyay Geeridii ku timid Ugaas C/rixmaan Ugaas Khaliif
- Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha Somalia oo ka Tacsiyeeyay Geeridii Ugaas C/raxmaan
- Kumanaan ka Tirsan Ardayda Dhigta Jaamacada Muqdisho oo u Fariistay Imtixaan (SAWIRRO)
- Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Baladweyne
- Xaflad lagu xusay dhalashadii Nebi Muxamed (NNKH) oo ka dhacday Columbus ee gobolka Ohio (SAWIRRO)
- Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur-galbeed oo lagu wado in ay Gudoomiye Doortaan