Talaado, December 03, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa soo saaray warbixin uu ku sharraxayo habkii ay u dhacday kalsooni kala laabashada xukuumadda Soomaaliya, isagoo sheegay in haddii muddada ka harsan fasaxa baarlamaanka oo ku beegan 31-ka bishan aan lagu soo dhisin xukuumad loo baahanayo muddo kordhin la sameeyo iyo in xildhibaannada baarlamaanka la isugu yeero kal-fadhi aan caadi ahayn si howshan oo dastuuri ah loo dhameystiro.
Haddaba halkan hoose ka akhriso War-murtiyeedka uu soo saaray Jawaari:
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online[email protected] Muqdisho, Soomaaliya