Wararka Maanta

Xaaladda Magaalada Baydhabo oo degan iyo Xildhibaannadii shalay lagala wareegay magaaladaas oo Jibouti ku sii jeeda

JAN 27, 2009

Talaado, January 27, 2009(HOL): Xaaladda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa saaka waxay tahay mid degan, waxayna deganaantaas timid kadib markii s...

Warkii oo dhan »

Ciyaaryahan Magan Daahir Yusuf oo Soomaalida Dagan Wadanka Holland ay u sameeyeen xaflad soo dhaweyn ah

JAN 27, 2009

Talaado, January 27, 2009(HOL): Waxaa lagu Qabtay Magaalada Aplehsha oo ku Taala Gobolka Freesland ee Woqooyiga Wadanka Holand Xaflad lagu Soo Dhawena...

Warkii oo dhan »

Wararkii ugu dambeeyay ee Magaalada Baydhabo oo ay gacan ku heynteeda la wareegeen Xoogagga Al-Shabaab

JAN 26, 2009

Xoogagga Al-Shabaab oo sii daayay Xildhibaanno ay ku qabteen Baydhabo Axad, January 25, 2009(HOL):  Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray mag...

Warkii oo dhan »

Xoogagga Al-Shabaab oo la wareegay Xarumihii Dowladda ee Magaalada Baydhabo

JAN 26, 2009

Isniin, January 26, 2009(HOL):  Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa sheegaya in xoogag ka amar qaata Dha...

Warkii oo dhan »

Maamulka Cusub ee Puntland oo sheegay in uu wax ka qabanayo Burcad Badeedka Soomaalida

JAN 26, 2009

Axad, January 25, 2009(HOL):  Kadib Munaasabad xilka loogu wareejinayo Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda DGPL ayaa halkaasi lagu soo bandhi...

Warkii oo dhan »

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in la ballaariyo Baarlamaanka Soomaaliya

JAN 26, 2009

Guddoonka Baarlamaanka -Photo by: Maxamed AllmanAxad, January 25, 2009(HOL):  Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa wuxuu maanta cod aqlab...

Warkii oo dhan »

Xaaladda Magaalada Baydhabo oo kacsan iyo Waxgaradka Magaalada oo arrintaas wada hadallo ka leh

JAN 26, 2009

Axad, January 25, 2009(HOL):  Xaaladda Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa aad u kacsan, waxaana kacsanaantaas timid kadib markii...

Warkii oo dhan »

Ciidamada Itoobiya oo ka wada baxay magaalada Baydhabo iyo cabsi dagaal oo magaaladaas ka jirta

JAN 26, 2009

Isniin, January 26, 2009(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee mudada labada sano ka badan ku sugnaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ay...

Warkii oo dhan »

Baarlamaanka Soomaaliya oo saaka cod u qaadaya labo qodob oo ku xiran in Dowlad-Midnimo-Qaran lagu soo dhiso Jibouti

JAN 26, 2009

Isniin, January 26, 2009(HOL): Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka waxay kulan ku yeelanayaan Guriga Umadda ee Jibouti, waxayna kulankooda...

Warkii oo dhan »

Ururrka Ardada iyo Dhalinyarada Soomaaliyeed ee wadanka Australia oo baaq nabadeed soo saaray

JAN 26, 2009

Isniin, January 26, 2009(HOL): Shir ay isugi yimaadeen Aradada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan ASSYA ee kunool wadanka...

Warkii oo dhan »