Wararka Maanta
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay in Qarax is-miidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay uu geystay Nin Ajnabi ah
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale QeybdiidSabti, January 24, 2009(HOL): Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed J...
Warkii oo dhan »Maxaa ka socda Jibouti?
Sabti, January 24, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Djibouti ee dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in ay wanaagsan tahay rajada laga qab...
Warkii oo dhan »15 Ruux oo ku geeriyootay Qarax is-miidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay iyo Ciidamada Amisom oo Duqeeyay Suuqa Bakaaraha
Sabti, January 24, 2009(HOL): Qarax is-miidaamin ah oo khasaare xooggan geystay ayaa wuxuu maanta ka dhacay Wadada Makka Al-Mukarrama ee Magaalada Muq...
Warkii oo dhan »Xildhibaannadii ugu dambeeyay oo saaka labo diyaaradood ay ka qaaday Magaalada Baydhabo
Sabti, January 24, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in saaka ay magaaladaas ka...
Warkii oo dhan »Gabdhaha Kubadda Kolayga HEEGAN IYO HORSEED oo isugu soo haray ciyaarta kama dambeysta ah ee Horyaalka 25aad ee Kubadda Kolayga Soomaaliya
Sabti, January 24, 2009(HOL): Waxaa shalay garoonka Kubadda Kolayga 1-da Luulyo (Ex-Luujino) ka dhacday ciyaar ka tirsaneyd horyaalka 25aad ee Kubadda...
Warkii oo dhan »Isbitaalka SOS oo si rasmi ah u shaqo bilaabay kadib bixitaankii Ciidamada Itoobiya ee Magaalada Muqdisho
Sabti, January 24, 2009(HOL): Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS oo adeegyadiisa caafimaad ay gaabis noqdeen intii ay Ciidamada Itoobiyaanka degana...
Warkii oo dhan »Waxyaabihii keenay dagaalladii ka dhacay Wadajir iyo Dharkeenley oo maanta la xalinayo
Sabti, January 24, 2009(HOL): Waxgarad iyo Odayaal ku howlanaa maalmihii aynu ka sooo gudubnay sidii xal loogu heli lahaa dagaallo khasaare badan geys...
Warkii oo dhan »Odayaal ka soo kala jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada dhexe oo wada dadaallo lagu dhameynayo Colaadxa u dhaxeysa beelo kala daga labada Gobol
Sabti, January 24, 2009(HOL): Bilihii ugu dambeeyay waxaa mar kale soo cusboonaaday dagaallo u dhaxeeya Beelaha Abgaal iyo Xawaadle oo kala dega Gobal...
Warkii oo dhan »Munaasabad lagu maamuusayay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee Dalka Soomaaliya, laguna taageerayay hannaanka Nabadda ee Jabuuti oo ka dhacday Magaalada Qaahira
Sabti, January 24, 2009(HOL): Xafladan Caawa lagu Maamuusayay ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya Dalka laguna taagerayay Hanaanka Nabada Jabuuti ,waxaa ...
Warkii oo dhan »Ardeygii Soomaaliyeed ee lagu dilay Malaysia oo la aasay
Sabti, January 24, 2009(HOL): Waxaa manta magalada kuala lumpur ee caasimada dalka Malaysia lagu aasay marxuud C/khadar C/qaadir Saciid oo...
Warkii oo dhan »