4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Aug 22, 2017
Ra’iisal wasaare Kheyre oo magacaabay wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska

 

Talaado, Augusto, 22, 2017 (HOL) – Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya oo noqonaya Saadiq Cabdullaahi Cabdi.

Wareegtada ra’iisal wasaare Kheyre ayaa lagu magacaabay xilkan oo uu ka geeriyooday bishii May ee sanadkan wasiir Cabaas Siraaji oo toogasho lagu dilay.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]