Wararka Maanta
Murashaxiinta u taagan Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga UDUB dhexdiisa oo si kulul u dhaliilay Madaxweye Rayaale
Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) iyo Axmed Sandoon XasanTalaado, January 20, 2009(HOL): Labada murashax ee Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) ...
Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo Miino-baaris ka bilaabay meelihii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya
Xoogagga Al-Shabaab oo Geedo ka jaraya inta u dhaxeysa Isgoysyada Cali Kamiin iyo Ifka Xalan Isniin, January 19, 2009(HOL): Ururka Al-Shabaab ayaa ...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Wasiirradii uu soo magacaabay Madaxweyne Faroole oo is-casilay
Isniin, January 19, 2009(HOL): Qaar ka mid ah golihii wasiirrada ee uu dhawaantan soo magacaabay madaxwaynaha cusub ee DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ...
Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku adkeysanaya in ay doorashadaas dhici doonto 26-ka Bishan
Isniin, January 19, 2009(HOL): Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in uusan waxba iska bedelin jadwal...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo Muqdisho ku laabtay, kana hadlay waxaayabah uu socdaalkiisa ku saabsan yahay
Isniin, January 19, 2009(HOL): Waxaa shalay gelinkii dambe dib ugu laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta S...
Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka digay in weerar lagu qaado Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho
Isniin, January 19, 2009(HOL): Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka digay in weerar lagu qaado Ciidamada Amisom ee ku sugan ...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa iyo Maleeshiyooyinkii Soomaalida ahaa oo isaga baxay Degmada Baardheere
Isniin, January 19, 2009(HOL): Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa iyo Maleeshiyooyinkii Soomaalida ahaa ee dhawaanahan ku sugnaa Degmada Baardheere ayaa xal...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo isu soo taagay xilka Madaxweynenimada Dowladda Federaalka Soomaaliya
Isniin, January 19, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo maanta qado sharaf ugu sameeyey Xilidhibaanno, Wa...
Warkii oo dhan »
Iskuulkii Hoose/Dhexe iyo Sare ee Cadaado oo dib loo furay
Waxaa maantay oo khamiis ah xariga laga jaray (15/1/2009) dugsigii hore ee degmada Cadaado oo dib u habayn uu ku sameeyey maamulka degmada Cadaado wax...
Warkii oo dhan »
Caqiidada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (Qeexid)
Isniin, January 19, 2009(HOL): Ahlus-Sunna wal-Jamaaca waxa weeye kooxda badbaadi doonta, waana qolada loo gargaarayo ee uu Nabigu (SCW) ku tilmaamay...
Warkii oo dhan »