4/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, May 21, 2020

Khamiis, May 21, 2020 (HOL) - Jubbaland ayaa ku eedeeysay dowladda federaalka in ay masuul ka tahay xaaladaha siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday gobolka, islamarkaana ku eedeeysay dowladda in ay jabisay dastuurka federaalka iyo kan Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 20, 2020

Arbaco, May 20, 2020 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay arrinta la xiriirta dacwadda badda oo markii seddexaad dib loo dhigay xalay, waxa uuna sheegay in afar sano kadib meesheedii taagantahay oo aysan jirin wax is-bedal ah oo kusoo kordhay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 19, 2020

Talaado, May 19, 2020 (HOL) - Garsoorka maxkamadda caddaaladda caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 18, 2020

Isniin, May 18, 2020 (HOL) - Guddi baaritaan oo ka socday dowladdaha Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia ayaa tagay magaalada Bardaale ee gobolka Bay, si ay u guda galaan baaritaanka diyaaradii kusoo dhacday agagaarka garoonka diyaaradaha Bardaale.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 17, 2020

Axad, May 17, 2020 (HOL) - Guddoomiyihii gobolka Mudug, Axmed Muuse Nuur iyo qaar kamid ah ilaaladiisii ayaa ku geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo goor dhowayd ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 16, 2020

Sabti, May 16, 2020 (HOL) - Bangiga adduunka ayaa oggolaaday $ 137 milyan oo doollar si loogu xoojiyo dagaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah COVID19, abaarta iyo fatahaadaha.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]