4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _



Wararka Maanta

Khamiis, Abriil 18, 2024






Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, April 17, 2024

Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go'aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka dowladda federaalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 16, 2024

Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Turkiga ayaa sheegay inuu si degdeg ah u bilaabayo tababarka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan booliiska gaarka ah ee Haramacad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 15, 2024

Isniin, April, 15, 2024 (HOL) - Puntland ayaa difaacday xiriirka ay la leedahay dowladda Ethiopia, iyadoo tilmaamtay in dowladda Federaalka Soomaaliya aanay awood u lahayn inay ka hor istaagto cilaaqaadka ay la sameysanayaan dalalka deriska sida Ethiopia.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 14, 2024

Axad, April, 14, 2024 (HOL) - Wasiirka cusub ee Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka hadlay xiliga lasoo afjari doono howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda guud ahaan dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 13, 2024

Sabti, April, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in uusan wax natiijo ah kasoo bixin kulan magaalada Nayroobi ku dhexmaray isaga iyo madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 12, 2024

Jimco, April, 12, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in kulankii dhexmaray madaxweyne Xasan Sheikh iyo dhiggiisa madaxweynaha Kenya Willian Ruto lagusoo hadal qaaday heshiis arrimaha badda ah.

Warkii oo dhan


« previous1234567...241242next »

Contact: [email protected]