2/21/2018
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 14, 2018

Arbaco, Feberaayo, 14, 2018 (HOL)-Daqiiqado ka hor waxaa xilkii madaweynaha dalka Koonfur Africa iska casilay Jacob Zuma oo muddo dheerba uu saarnaa cadaadis arintan ku saabsan oo uga imanayay xisbigiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 13, 2018

Talaado, Feberaayo, 13, 2018 (HOL)-Hal cunug ayaa ku dhintay mid kalana dhaawac halis ayaa soo gaaray kaddib markii maqrnimadii caawa uu qarax ku helleelay Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 12, 2018

Isniin, Feberaayo, 12, 2018 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si adag uga hadlay eedeyn uga timid ganacsatada gobolka Banaadir oo sheegay in si gaar loogu soo rogay canshuurro dheeraad ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 11, 2018

Axad, Feberaayo, 11, 2018 (HOL)–Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la xoojin doono duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahannada Al-shabaab ee ka socda gudaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 10, 2018

Sabti , Feberaayo, 10, 2018 (HOL) – Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha ahlu sunna Waljameeca Macalin Max’uud Sheekh Xasan ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 9, 2018

Jimco, Feberaayo, 09, 2018 (HOL)–Maamulka Koonfur Galbeed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshe dagaal oo la sheegay in Mukhtaar Rooboow uu ka wado qeybo ka mid ah deegaannada Koonfur Galbeed.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]