10/21/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Wararka Maanta

Isniin, Oktoobar 21, 2019

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 20, 2019

Axad, October, 20, 2019 (HOL)- Wasiirrada Maaliyada Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshan magaalada Washington ayaa sheegay in muranka Badda ee ka dhaxeeya labada dowladdood wax saameyn ku yeelan isku socodka Bani'aadannimo iyo Ganacsiga labada dal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 19, 2019

Sabti, October, 19, 2019 (HOL)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad gobolleedka Puntland ayaa Qoraal ay soo saarta ku sheegtay in aysan wax sharciyad ah heysan xafiisyo xubno ka tirsan Golaha wasiirrada Federaalka ka furteen deegaan doorashadooda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 18, 2019

Jimco, October, 18, 2019 (HOL)- Warar soo baxaya ayaa sheegaya is rasaaseyn caawa ka dhacday agagaarka Ex Hotelka Naasahablood2 ee magaalada Muqdisho in lagu dilay mid ka mid ah taliyayaasha hoggaanka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 17, 2019

Khamiis, October, 17, 2019 (HOL)-Ra'iisal wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahadi Maxamed Guulleed Khadar ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya soo dhaweyneyso in go'aanka maxkamadda ICJ ee dib u dhigista Dacwadda Badda uu noqdo mid kama dambeys ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 16, 2019

Arbaco, October, 16, 2019 (HOL)-Kulanka waxaa goob joog ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Dalka Mudane Cabdi xaashi cabdullaahi Guddoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee Aqalka Sare iyo sidoo kale xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka ee baarlamaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 15, 2019

Talaado, October, 15, 2019 (HOL)-Doon usoo socotay magaalada Boosaaso oo rar kasoo qadaday deked ku taalla dalka Cummaan ayaa la sheegay inay ku degtay xeebaha badweynta Hindiya.

Warkii oo dhan


« previous1234567...452453next »

Contact: [email protected]