4/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Juun 8, 2020

Isniin, Juun 08, 2020 (HOL) - Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay arrintii dhowaan ka dhacday furitaankii kalfadhigii 7-aad ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, taas oo aheyd xilidhibaannadii carqaladeeyay hadal jeedintii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 7, 2020

Axad, Juun 07, 2020 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Beledweyne lagu qabtay munaasabad uu madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ku wareejinayay lacagtii ka timid dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 6, 2020

Sabti, Juun 06, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid C / llaahi Deni oo kaalmo lacageed ka codsaday Bangiga Horumarinta Afrika, si looga jawaabo daadadkii Qardho ayaa laga diiday codsigaas ka dib markii Bankigu xusuusiyay hoggaamiyaha Puntland in uu soo maro Dowladda Federaalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 5, 2020

Jimco, Juun 05, 2020 (HOL) - Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhintey halka inka badan 1 milyan oo kale ay saameeyeen roobab culus iyo fatahaadaha wabiyada tan iyo markii roobabkii Gu'ga ee bilihii Abriil iyo May ka bilowdeen Soomaaliya sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 4, 2020

Khamiis, Juun 04, 2020 (HOL) - Maxkamadda Sare ee Mombasa ee dalka Kenya ayaa Khamiista maanta ah dhageysan doonta codsi ay gudbiyeen toddobo Kenyan ah oo ku xayiran Soomaaliya ka dib markii loo diiday inay galaan waddankooda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 3, 2020

Arbaco, June 3, 2020 (HOL) - Wasiirka amniga maamulka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay ku guuleysteen in guud ahaan isbaarooyinkii yaallay waddada dheer ee laamiga ah ee marta gudaha maamulkaasi ay qaadeen, waxa uuna intaa ku daray in dhalinyaradii u abaabulnaa hannaanka beelaha oo ay jidgooyooyinka yaalleen ay xareynayaan, tababar kadibna ay qeyb ka noqon doonaan ciidamada lagu aas-aasayo daraawiishta Galmudug.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]