5/17/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 1, 2020

Arbaco, July 1, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo baaqii kasoo baxay barlamaanka Puntland ee ahaa in uusan ka qeyb galin shirka Muqdisho ka dhacaya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 30, 2020

Talaado, Juun 30, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, ayaa sheegay kursiga meel kale loo bedelanayo in ay mustaqbalka keenidoonto in kursigaas beesha iska leh ay lumiso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 29, 2020

Isniin, Juun 29, 2020 (HOL) - Beesha caalamka ayaa bayaan ay soo saartay waxay carrabka ku adkeysay baahida joogtada ah ee loo qabo wadahadal dhameystiran oo faah-faahsan oo dhexmara madaxda DFS iyo Dowlad Goboleedyada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 28, 2020

Axad, Juun 28, 2020 (HOL) - Midowga Yurub, ayaa soo dhoweeyay warbixinta guddiga doorashooyinka qaran ee Soomaaliya uu ka jeediyay barlamaanka Soomaaliya, balse wuxuu sidoo kale ku adkaysaneynaa baahida loo qabo isafgarad siyaasadeed oo laga gaaro arimaha doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 27, 2020

Sabti, Juun 27, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” oo maanta hor-tagtay Aqalka hoose ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay in aan dalka hadda laga qaban Karin doorasho qof iyo cod ah sidaasi darteed uu Guddiga doorashada u baahanyahay in la siiyo waqti dheeraad ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 26, 2020

Jimco, Juun 26, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada waqooyiga Gaalkacayo ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]