
Khamiis, April, 04, 2019 (HOL)– Shirkii 8aad ee Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu qabtay magaalada Boosaaso waxaana looga hadlay Amniga guud, Dhismaha Goleyaasha Deegaanka, Abaaraha iyo warbixino kale oo golaha lala wadaagey.
newsinsideGolaha wasiirrada ayaa iclaamiyay Roob doon guud oo loo asteeyay in la qabto maalinta khamiista ee 11 bishan April,xilli deegaannada qaar ee Puntland laga soo sheegayo xaalad biyo yaraan ah oo saameysay dadka iyo duunyada.
Hoos ka akhri warsaxaafadeedka shirka wasiirrada;

[email protected]