4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Sept 8 , 2018
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya oo magacaabis iyo dalacsiin sameeyay

 

Sabti, September, 08, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka Baanaadir, isagoo dala-csiin iyo isku bedel ku sameeyey qaar kamid ah Garsoorayaasha.

Guddoomiayaha Maxkamadda Sare ayaa sheegay markii uu arkay baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo garsoorka Gobolka Banaadir, isla markana uu la tashaday mas’uuliyiinta ay quseyso arintaan, waxaa u soo saaray wareegtadan.

Hadaba Hoos ka Akhriso wareegtada guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka uu soo saaray.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]