AQRISO WAR MURTIYEEDKA: Dowlad goboleedyada Dalka oo xiriirka u jaray Dowladda dhexe

Sabti, September, 08, 2018 (HOL)-Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirkoodii maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo, ayagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay uga cabanayaan dowladda dhexe. Hadaba halkan ka aqriso war-murtiyeedka shirka.
 


...........

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.