4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Sept 1 , 2017
DAAWO:- Fariinta Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ku aadan munaasabadda ciida Carrafo

 
Jimco, September,01, 2017 (HOL) –Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray ummadda Soomaaliyeed.

Madaxda dowladda ayaa dhinaca kale maanta salaada Ciida dad badan kula oogay masjidka Isbaheysiga ee magaalladda Muqdisho.

Boqolaal dadweyne ah ayaa lagu arkayaa waddooyinka magaalladda Muqdisho iyo guud ahaan magaallooyinka gobollada dalka Soomaaliya, iyada oo dadka ay isugu marxabeynayaan ciida wanaagsan kullu Caam wa antum biKheyr iyo hadalo kale. 

Halkan ka Daawo Fariinta Guddoomiye Jawaari:- 

Hiiraan Online,
Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia