AKHRISO: RW Somalia oo Magacaabay Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Maamul-goboleed

Talaado, August 09, 2016 (HOL) — Ra'iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa magacaabay gudiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Maamul-Gobolleed (GHDDDG).

Haddaba, halkan hoose ka akhriso Xubnaha Guddiyadaan Doorashooyinka;

Maxamed X.Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya