Axad, May 25, 2014 (HOL) — Xafladda caleema saarka boqorka ayaa si habsami leh ku socota, waxaa hadda soo gaba gaboobay kaalintii suugaan-yahanka, waxaana bilowday khudbadaha madaxda, isimada, culimaa'uddiinka iyo marti sharafta kele ee xafladda lagu casumay.
Linkigan hoose riix si aad si toos ah ugu daawato munaasabadda caleemaa saarka:
http://new.livestream.com/accounts/2058831/universalsomalitv
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaaliya
TOOS U DAAWO: munaasabadda caleema saarka Boqor Buhraan ee Qardho
More News
- Wasiirkii hore ee ganacsiga Somaliland oo ka hadlay khilaafka xisbiga Kulmiye
- Madaxweynaha Jabuuti oo Weerar Argagaxiso ku tilmaamay Qaraxii xalay dhacay
- Ra’iisul wasaaraha oo booqday dhaawacyadii weerarkii xarunta baarlamanka
- Ciidanka Nabadsugidda oo Sheekh Xasan Daahir ka qaaday Qalab kala duwan
- Xasan Shiikh oo Muqdisho kusoo laabtay kana hadlay weerarkii baarlamanka
- AL-SHABAAB: Weerarrada aan Muqdisho ka fulinayno waan sii wadi doonnaa
- Shacabka ku Nool Muqdisho oo ka Hadlay Is-casilaaddii Wasiirkii Ammaanka
- Kulan lagu Taageerayay Xulka K/Koloyga Somalia oo Minneapolis lagu qabtay
- Kooxda Real Madrid oo ku Guuleystay koobkoodii 10-aad oo Horyaalka Yurub
- Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si rasmi ah loo caleema saaray (SAWIRRO)
- RA’IISUL WASAARE C/WELI: “Is-casilaaddii Wasiirka Amniga waan Aqbalay”
- Golaha Ammaanka oo Cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab ee Baarlamaanka
- Afar ka mid ah raa'iisul wasaareyaashii hore ee Somalia oo Qardho ku sugan
- Ammaanka Jidadka gala Xarunta Baarlamaanka Somalia oo aad loo adkeeyay
- Qarax xalay ka dhacay Maqaahi ku taalla dalka Jabuuti oo sababay dhimasho
- Madaxweyne Siilaanyo oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Ganacsiga Somaliland
- Qardho: xafladda caleema-saarka Boqorka oo goor dhow toos u bilaabatay








