Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo sheegay in ay Xukuumaddiisa muhiimad gaar ah siin doonto seddex Arrimood
Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke Sabti, February 14, 2009(HOL): Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliy...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay magacaabista Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya
Sabti, February 14, 2009(HOL): Wakiilka gaar ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah a...
Warkii oo dhan »Madaxwaynaha Puntland oo hambalyo u diray Ra’iisal Wasaaraha cusub iyo Shacabka Puntland oo soo dhaweeyay
Sabti, February 14, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole oo maanta shir ku qabtay madaxtooyada magaalada Boosaaso ayaa hambalyo u di...
Warkii oo dhan »Shahaado la guddoonsiiyay Ardeydii ugu horeysay oo ka soo qalin- Jebisa Machad lagu barto Maamulka iyo Xisaabaadka oo ka furan Magaalada Beledweyne
Sabti, February 14, 2009(HOL): Marka laga soo tago Dugsiyada Sare waxaa Magaalada Beledweyne bilihii ugu danbeeyay ku soo badanayay Machadyo ay hergal...
Warkii oo dhan »Ganacsade Caan ah oo xalay lagu toogtay magaalada Port Elizabeth ee Dalka koofur Africa
Jimco, Feb 13, 2009 Johanesburg, Koofur Afrika (HOL) - Ganacsadahan oo lagu magacabi jiray Cabdi Geelle ayaa lagu Toogtay Tuulada Motherwelll oo katir...
Warkii oo dhan »Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee maalmihii tegay ku sugnaa deegaanka Kala-beyr oo halkaas isaga guuray
Jimco, 13, Febaraayo, 2009 (HOL): Ciidamadii Itoobiya ee Todobaadyadii aynu soo dhaafnayba ku sugnaa deegaanka Kala-beyr ee Goballka Hiiraan ayaa maan...
Warkii oo dhan »Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke oo loo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya
Jimco, February 13, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Wiil uu dhalay Ma...
Warkii oo dhan »Xaflad lagu Taageerayay Madaxweyneha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfurta Africa
Jimco, February 13, 2009(HOL): Xafladdan oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka K/Afrika ayaa ka dhacday Hoolka Xafladah...
Warkii oo dhan »Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo la filayo in loo magacaabo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya
Jimco, February 13, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee dalka Jibouti ayaa sheegaya in maanta gelinta dambe uu madaxweynaha Soom...
Warkii oo dhan »Maxaa ka jira in Qalab Ciidan oo ka degaya Dekedda Muqdisho uu u socdo Ciidamada Dowladda Soomaaliya?
Jimco, February 13, 2009(HOL): Warar kala duwan ayaa ilaa shalay waxay ka soo baxayeen markab ku xiran Dekedda Muqdisho, kaasi oo la shegay in uu wado...
Warkii oo dhan »