Wararka Maanta

Golaha Dhaqanka Goballka Hiiraan oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo Nabad-galyada Goballka si hay'addaha Samafalku u helaan jawi ay ku shaqeyn karaan

FEB 15, 2009

Axad, 15, Febaraayo, 2009 (HOL): Golaha Odayaasha Dhaqanka Goballka Hiiraan oo xiriir la soo sameeyay HOL ayaa waxaa ay sheegay in bulshada ku dhaqan ...

Warkii oo dhan »

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in uu sugayo Ammaanka Shaqaalaha Hay’adaha Samafalka

FEB 15, 2009

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir- Maxamed Cusmaan Cali Dhagax-tuurAxad, February 15, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wuxuu shaaca ka qaad...

Warkii oo dhan »

Mareykanka oo Nigeria ugu baaqay in ay de-dejiso Ciidamada ay u direyso Soomaaliya

FEB 15, 2009

Axad, February 15, 2009(HOL): Wakiilka joogtada ah ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Susan Rice ayaa ugu baaqday Dowladda Nigeria in ...

Warkii oo dhan »

Mid ka mid ah Beelaha dega Gobollada dhexe oo ku baaqay in deg deg loo sii daayo shaqaale samafal ah oo 2 bil ka hor lagu afuubay magaalada Dhuusa-mareeb

FEB 15, 2009

Axad, February 15, 2009(HOL): Waxgarad iyo siyaasiyiin ka tirsan mid ka mid ah beelaha dega gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa kulan ay magaalada Nairo...

Warkii oo dhan »

Maamulka Puntland oo sheegay in uu la dagaallamo Kooxaha wax ka tahriibiya Magaalada Boosaaso

FEB 15, 2009

Madaxweynaha Maamulka Puntland-C/raxmaan Shiikh Maxamed FarooleAxad, February 15, 2009(HOL): Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in...

Warkii oo dhan »

Dowladda Mareykanka oo soo dhoweysay magacaabista Ra’iisal wasaare Cumar Sharma’arke

FEB 15, 2009

Axad, February 15, 2009(HOL): War saxafadeed laga soo saaray safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi  ayay dowladda Mareykanku ku soo dhoweysa...

Warkii oo dhan »

Reer Gedo oo sheegay in Dowladda cusub ee Soomaaliya ay xaqoodii duudsiisay

FEB 14, 2009

Sabti, February 14, 2009(HOL): Dadka ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa waxay muujiyeen in ay ka soo horjeedaan Ra’iisal Wasaaraha uu Madaxweynaha Soomaali...

Warkii oo dhan »

Muqdisho oo laga soo dhaweeyay magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya

FEB 14, 2009

Sabti, February 14, 2009(HOL): Banaanbax uu soo qaban-qaabiyay maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo banaan...

Warkii oo dhan »

Baarlamaanka Soomaaliya oo codka Kalsoonida siiyay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Sharma-arke

FEB 14, 2009

Baarlamaanka SoomaaliyaSabti, February 14, 2009(HOL): Baarlamaanka Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Guriga Umadd...

Warkii oo dhan »

Meles Zenawi: Waan taageereynaa Sharif

FEB 14, 2009

Elizabeth BluntBBC Addis Ababa Ra'iisul Wasaare Meles Zenawi ayaa taageeray Sh. Shariif Sabti, February 14, 2009(HOL): Ra'iisul Wasaaraha Ethi...

Warkii oo dhan »