
Jimco, December 05, 2014 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray caawa ku sheegay inaan la ruqseyn karin, la magacaabi karin, isla markaana la dallacsiin Karin shaqaalaha wasaaradaha xukuumadda, isagoo ku sheegay wareegtada inuu isaga oo keliya howlahaas qaban karo.
Wareegtadan oo ku taariikheysnayd 02-dii bishan December ayaa u qornayd sidan:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya