Shirkii Maamul sameynta ee ka socday Baydhabo oo Warmutiyeed laga soo saaray iyo Prof. Jawaari oo ayiday (AKHRISO)

Sabti, September 21, 2013 (HOL) — Shirkii wadatashiga ee maamulka loogu sameynayay lixda gobol ee ka socday magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray maanta war-murtiyeed ay isku raaceen ergooyinkii ka qaybgalayay.

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof . Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay shirweynahan ayaa sheegay in go’aanka dadweynaha la ixtiraamo, isagoo ayiday warmutiyeedkii ay soo saareen nabaddoonnada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Halkan hoose ka akhriso war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka:



 

Hiiraan Online, Baydhabo

More News