4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Nov 6 , 2013
Qodobbadii lagu Gaaray Shirkii dib u Heshiisiinta Jubbooyinka ee ka socday Muqdisho Saddexdii Maalmood ee lasoo dhaafay

Arbaco, November 06, 2013 (HOL) — Shirkii dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo ka socday Muqdisho saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, inkastoo uu buuq ka dhashay lana xalliyay.

Qodobbada lagu heshiiyay ayaa waxay ahaayeen lix qodob, iyadoo sidoo kalena lasoo bandhigay saxiixayaashii heshiiskaas, haddana halkan hoose ka akhriso heshiiskaas oo dhameystiran:



 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya