Wararka Maanta
Xaaladda Degmada Baardheere ee G/Gedo oo saaka degan
Talaado, March 10, 2009(HOL): Xaaladda Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Xoogag kala taabsan Ahlu Sunna Wal...
Warkii oo dhan »
Al-Shabaab oo eedeyn u jeediyay Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed
Talaado, March 10, 2009(HOL): Mas’uul u hadlay Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa eedeyn u jeediyay Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Dowladda Midnimad...
Warkii oo dhan »
Maamulka Degmada Cadaado oo ka digay Dagaallo ka dhaca deegaannada hoos-yimaada Degmadaas
Talaado, March 10, 2009(HOL): Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka taliya deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa ka digay iska hor-imaadyo iyo nabadgelyo...
Warkii oo dhan »
Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ka qeyb-galay kulan balaaran oo ka dhacay Magaalada Beledweyne
Axad, 8, Maarso, 2009 (HOL) Kulan balaaran oo ka soo qeyb-galeen Aqoonyahannada, Odayaasha, Culimaa'udiinka, Ganacsatada, Haweenka, iyo Dhaliny...
Warkii oo dhan »
Dagaal Al-Shabaab iyo Ahlu Sunna u dhaxeeya oo ka dhacay Baardheere
Isniin, March 09, 2009(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in uu degmadaas ka bilowday dagaa...
Warkii oo dhan »
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Amisom oo ku geeriyootay Diyaarad kula dhacday Harada Victoria ee Dalka Uganda
Isniin, March 09, 2009(HOL): 3 Sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa ku geeriyooday...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya in ay Agoonta iyo Haweenka laga dhintay caawiyaan
Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh AxmedIsniin, March 09, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qara...
Warkii oo dhan »
9-KA MAARSO: Maalinta Xusuusta geeridii Elman Cali Axmed
Isniin, March 09, 2009(HOL): Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay sanadguuradii 13aad ee ka soo wareegatay geeridii marxuum Maxamu...
Warkii oo dhan »
13 ruux oo ku dhaawacantay Qarax xalay ka dhacay magaalada Boosaaso
Isniin, March 09, 2009(HOL): Ma jirin cid ku geeriyootay Qarax xalay ka dhacay magaalada Bosaaso ,balse waxaa ku dhaawacmay 13 ruux oo ay ku jiraan 7 ...
Warkii oo dhan »
Soomaali ku dhaqan Switzerland oo deeq lacageed gaarsiiyay Hooyo Soomaaliyeed oo heysata Wiil yar oo Xanuunsanaya.
Isniin, March 09, 2009(HOL): Dad Soomaaliyeed oo ku nool dalka Switzarland ayaa markii ugu horrsay taageero ballaaran u fidiyay Hooyo Nimco Xass...
Warkii oo dhan »