Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland oo la magacaabay


Arbaco, Janaayo, 02, 2019 (HOL) – Guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Puntland ,Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka golaha wakiilada.

newsinsideGuddiga ayaa ka shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen.

Tiro musharrixiinta ah ayaa isu soo taagay xilka guddoomiyaha, ku-xigeenka koowaad iyo ku-xigeenka labaad.

Hoos ka akhri guddiga la magacaabay;

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]