4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Aug 19, 2019
Gudddoonka cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo la wareegay hoggaaminta doorashada madaxweynaha

 

Isniin, Augusto, 19, 2019 (HOL)-Guddiga Doorashada madaxweynaha Jubbaland ayaa ugu danbeyntii ku wareejiyay guddoonka cusub Baarlamaanka inta dhisman hannaanka doorashada ee madaxweynaha Jubbaland.

newinsideLaakiin haddana dhinaca kale marka la eego guddiga iyo guddoonka Baarlamaanka cusub ee Jubbaland oo kulan ku yeeshay Kismaayo ayaa isku raacay in aan waxba laga badalin jadwalka doorashada madaxweynaha oo ku asteysan 22ka bishan oo ku beegan maalinta Khamista ah toddobaadkan aynu ku jirno.

Qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada :-

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]