Khamiis, October, 18, 2018 (HOL)-Ganacasatada gobolka Banaadir ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay shaaciyeen in ay joojiyeen dhaqaaliihii ay ku bixin jireen dib-u-dhiska waddooyinka gobolka Banaadir.
Guddoomiyihii guddiga dib-u-dhiska ee Ganacsastada gobolka Banaadir Cabdulaahi Nuur Owdiini ayaa sheegay in uu xilkaa iska casilay kaddib markii uu sida uu hadalka u dhigay uu fara-galin kala kulmay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed .
Qoraal ka soo baxay guddiga ganacsatada oo lala wadaagay Hiiraan Online ayaa sidan u dhignaa :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]