4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Jan 29, 2018
Shir looga hadlayo xasilinta dalka oo Muqdisho ka furmay

 

Axad, Janaayo, 29, 2018 (HOL) - Shir ku saabsan xasilinta amniga guud ee dalka, ayaa maanta ka furmay Xarunta Taliska ciidanka AMISOM ee Xalane, Shirkan ayaa waxaa daah furay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.

Waxaa ka qaybgalaya Shirkaan Wakiilada Beesha caalamka ee Soomaaliya ku sugan, xubno ka socda Maamul Goboledyada dalka ka jira, Gobolka Banaadir iyo qaar ka tirsan Ururada Bulshada rayidka.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay shirkaan wuxuuna sheegay inuu ku saabsan yahay xasilinta xaalada guud ee dalka.

Shir ku saabsan xasilinta amniga guud ee dalka, ayaa maanta ka furmay Xarunta Taliska ciidanka AMISOM ee Xalane, Shirkan ayaa waxaa daah furay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.

Waxaa ka qaybgalaya Shirkaan Wakiilada Beesha caalamka ee Soomaaliya ku sugan, xubno ka socda Maamul Goboledyada dalka ka jira, Gobolka Banaadir iyo qaar ka tirsan Ururada Bulshada rayidka.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay shirkan wuxuuna sheegay inuu ku saabsan yahay xasilinta xaalada guud ee dalka.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]