Dibadbaxyadan oo ahaa kuwo looga soo horjeeday weerarkii ka dhacay Muqdisho ee ay ku le'deen boqollaalka qof ee shacabka ah ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururrada bulshada rayidka ah ee Kismaayo, ayadoo ay sidoo kale ka qeybgaleen madax ka tirsan Jubbaland.
Dibadbaxa oo kamid ahaa kuwii ugu weynaa ee ka dhaca Kismaayo ayaa waxaa ka qeybgalay ardeyda wax ka barata Dugsiyada waxbarasho ee Kismaayo iyo bulshada qeybaheeda kale.
Dadka dibadbaxa dhigayay oo sitay boorar ay ku xardhanaayeen halku dhigyo ay ku muujinayeen dareenkooda ayaa ku dhawaaqayay erayo ay kamid ahaayeen; "Al-shabaab ha dhacdo" iyo "Dooni Meeyno dowlad diid".
Dibadbaxayaasha ayaa socod ay kusoo mareen wadooyinka magaalada kadib isugu tagay fagaaraha weyn ee loo yaq
Dibadbaxyo looga soo horjeedo weerarkii Muqdisho oo ka dhacay Kismaayo [Sawirro]
More News
- Minnesota, Xus loo Sameeyay dadkii ku dhintay waxyeeladii Muqdisho 14 Oktoobar.Video
- Madaxweyne Siilaanyo oo la dardaarmay musharaxiinta, guddida doorashooyinka iyo masuuliyiinta ay doorashaddu khuseyso
- Dibadbaxyo looga soo horjeedo weerarkii Muqdisho oo ka dhacay Kismaayo [Sawirro]
- Gargaar caalami ah oo ku qul qulaya caasimada Muqdisho
- Dowladda Soomaaliya : Wey korartay tirada dhimashada qaraxii Zoobe
- Mareykanka oo gargaar caafimaad soo gaarsiiyay dadkii ay wax yeelada ka soo gaartay Qaraxii Muqdisho
- Mareykanka oo cambaareeyay qaraxii Isgoyska Zoobe
- Bankiga Western Union oo markii ugu horeysay laga hergaliyay Soomaaliya
- Dhakhaatiir ka yimid Jabuuti oo howlgal caafimaad ka bilaabaya maanta magaalada Muqdisho
- Shaki laga qabo in ay jiraan dad nool oo ku hoos jira dhismayaasha ku bur buray qaraxii Isgoyska Zoobe
- Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyay dowladda Turkiga gurmadkooda caafimaad
- Afhayeenkii wasaarada Amniga xukuumada Soomaaliya oo is casilay