Wararka Maanta
Kulan is-cafin ah oo Muqdisho ku dhexmaray Saraakiisha iyo Ciidamada Dowladdii TFG-da iyo Maxkamadaha Islaamka
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA: “Ku soo dhawaada Nabad, Cid kasta oo wax tabaneysana waxaan diyaar ula nahay wada hadal” Isniin, February 09, 2009(...
Warkii oo dhan »Ganacsatada Suuq Bakaaraha oo codsaday in la joojiyo Muxaadarooyinka Siyaasadeysan ee Masjidyada looga hadlayo
Isniin, February 09, 2009(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) oo u waramayay Idaacadda Shabeelle ee magaa...
Warkii oo dhan »Odayaasha Hawiye iyo Culumaa’udiinka Musaalaxada oo sheegay in ay dhexdhexaadinayaan Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka ka soo horjeeda
Isniin, February 09, 2009(HOL): Mas’uuliyiin u hadlay Golaha Dhaqanka iyoMidnimada Beelaha Hawiye iyo Culumaa’udiinka Musaalaxada iyo sixitaanka o...
Warkii oo dhan »Xarunta Somali-Canadian Cultural Society of Edmonton oo Deeq Lacag Aruurin ah u Qabanqaabisay Mashruuca lagu daweynayo Caruurta Soomaaliyeed
Isniin, February 09, 2009(HOL): Waxaa dhawaan magaalada Edmonton ee Dalka Canada loogu sameeyey deeq lacag aruurin ah oo loogu talagalay mashruur...
Warkii oo dhan »Xaflad lagu tageerayo Madaxwayne cusub ee Soomaaliya Sheekh Sharif Shiikh Axmed oo ka dhacday Magaalada Nairobi
Isniin, February 09, 2009(HOL): Xafladdan oo ay soo Agaasimeen Guddiga Ganacsatada Soomaliyeed ee magaalada Nairobi laguna soo dhaweynayay magacaabist...
Warkii oo dhan »Nin ganacsade ah oo lagu dilay Koofur Afrika
Isniin, February 09, 2009(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa kooxo hubaysan oo u dhashay dalkan Koonfur-Africa, isla markaana burcad ahaa waxay dil...
Warkii oo dhan »Wasiirka Caafimaadka Puntland oo sheegay in Isbitaallo cusub laga hirgelinayo meelo ka mid ah Puntland
Axad, February 08, 2009(HOL): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGPL Bashiir Cali Biixi oo maanta dhagax dhigay cisbital cusub oo Garo...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo shir looga hadlayo Ammaanka Dalka ku shir guddoomiyay Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya-Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Sawirka: Simon Maina/AFP Axad, February 08, 2009(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shari...
Warkii oo dhan »Is rasaaseyn ka dhacday degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan iyo Rag Culimo ah oo halkaa lagu xir-xiray
Axad, 8, Febaraayo, 2009 (HOL) Wararka laga helayo Degmada Buula-burte ee Goballka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay laga maqlay qeybo ka mid ah X...
Warkii oo dhan »Dagaal ka dhacay Muqdisho
Axad, February 08, 2009(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaa...
Warkii oo dhan »