Wararka Maanta
Minnesota: Xafladii soo dhaweynta ee lagu taageerayey Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
Part II Part III ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Jibouti ku laabtay, saacadaha soo socdana ku dhawaaqaya Ra’iisal Wasaare
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh AxmedTalaado, February 10, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shariif Shiikh Axm...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo Ciidamo dheeraad ah u diraya Soomaaliya
Taangi ay leeyihiin Ciidamada Amisom oo Muqdisho dhex socda. SAWIRKA/REUTERS Talaado, February 10, 2009(HOL): Dowladaha Burundi iyo Uganda ayaa la fi...
Warkii oo dhan »Saraakiil ka tirsan UN-ka oo sheegay in Magaalada Beledweyne ay ammaan tahay, lagana hirgelinayo howlaha samafalka iyo adeegyada Bulshada
Talaado, February 10, 2009(HOL): Maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa magaalada Beledweyne ee Xarunta u ah Goballka Hiiraan si is daba joog ah u so...
Warkii oo dhan »Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka warbixiyay kulan ay la yeesheen Madaxda Xisbul Islaam
Talaado, February 10, 2009(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa kulamo kula qaatay magaalada Muqdisho mas’uuliyiinta Xisbi la mag...
Warkii oo dhan »Madaxwaynaha Puntland oo cafis u fidiyay 67 Maxbuus oo ku jiray xabsiga Magaalada Boosaaso
Talaado, February 10, 2009(HOL): Madaxwaynaha DGPL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa cafis u fidiyay 67 Maxbuus oo ku jiray jeelka wayn ee magaalada Boos...
Warkii oo dhan »Xaflad lagu taageerayo Dowladda cusub ee Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Dalka Masar
Talaado, February 10, 2009(HOL): Waxaa lagu qabtay Xaflad ballaaran oo lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ee Soomaliya Sheekh Shariif Shiikh Ax...
Warkii oo dhan »Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo ka cudur-daartay hadal uu shalay ka yiri Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo Qadiyadda Somaliland
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin: Sawirka Barqad Kaariye/HOLIsniin, 09 February 2009 (HOL): Madaxweyne-ku-xigeenka Somalil...
Warkii oo dhan »XAAWO SHIIKH AXMED: “Aad ayaan u farxay markii la ii sheegay in aan helay daweyn dibadda ah, waayo dhaawac culus oo i soo gaaray dalka gudahiisa wax waa looga qaban waayay”
Isniin, February 09, 2009(HOL): Xaawo Shiikh Axmed waxaa soo gaaray dhaawac culus oo ka dhashay rasaas ay isku furayeen kooxo maleeshiyooyin ah oo isk...
Warkii oo dhan »Xildhibaano ka tirsan Wakiillada Somaliland oo ka digay khatar ka dhalata dib u dhigista doorashooyinka Somaliland
Isniin, 09 February 2009 (HOL): Ugu yaraan 33 Mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Shirguddoonka Golahaas, Gudoomiyaha Guddida Doora...
Warkii oo dhan »