Wararka Maanta

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku dhawaaqday xiritaan hal maalin ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo ku dhawaaqday xiritaan hal maalin ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

DEC 22, 2025

Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in Garoonka Diyaaradaha Caa...

Warkii oo dhan »
Turkiga oo ballan-qaaday inuu sii xoojinayo taageerada amniga Soomaaliya

Turkiga oo ballan-qaaday inuu sii xoojinayo taageerada amniga Soomaaliya

DEC 22, 2025

Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga, Yaşar Güler, ayaa sheegay in Türkiye ay sii wadi doonto iskaashig...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay 15 ka tirsan Al-Shabaab ku sugneyd Jabad Godane

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay 15 ka tirsan Al-Shabaab ku sugneyd Jabad Godane

DEC 22, 2025

Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal amni oo lagu beegsaday dagaal...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Jalalaqsi ku dhexmaray Maleeshiyo beeleed hubeysan iyo maamulka degmadaas

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Jalalaqsi ku dhexmaray Maleeshiyo beeleed hubeysan iyo maamulka degmadaas

DEC 22, 2025

Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo saakay ka dhacay gudaha magaalada Jalalaqsi ee...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM

Midowga Afrika oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM

DEC 22, 2025

Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray qii...

Warkii oo dhan »
Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay in maalinta codbixinta la xayirayo isu socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Muqdisho

Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay in maalinta codbixinta la xayirayo isu socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Muqdisho

DEC 22, 2025

Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Taliska sare ee ciidanka Booliiska Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa kulan k...

Warkii oo dhan »
5000 oo shaqaale ah oo ka shaqeyn doonaan doorashada gobolka Banaadir

5000 oo shaqaale ah oo ka shaqeyn doonaan doorashada gobolka Banaadir

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ku dhowaad 5,000 oo shaqaale doorasho ah loo diri doono ...

Warkii oo dhan »
Masar oo Soomaaliya ka taageeraysa dhinyacyada horumarinta dhaqaalaha amniga iyo dagaalka Al-shabaab

Masar oo Soomaaliya ka taageeraysa dhinyacyada horumarinta dhaqaalaha amniga iyo dagaalka Al-shabaab

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdisalaan C...

Warkii oo dhan »
Dibad‑bax Balaaran oo Lagu Diidayo Howlgalada ICE ee Ka Dhanka ah Soomaalida iyo Siyaasadaha Trump oo ka dhacay Minneapolis

Dibad‑bax Balaaran oo Lagu Diidayo Howlgalada ICE ee Ka Dhanka ah Soomaalida iyo Siyaasadaha Trump oo ka dhacay Minneapolis

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Magaalada Minneapolis, gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa maanta martigelisay isu‑soobax aad u balla...

Warkii oo dhan »
Shaqaale UN-ka ka tirsan oo u afduuban Al-Shabaab oo ka codsaday Qaramada Midoobay iyo Dowladda Kenya in la sii daayo

Shaqaale UN-ka ka tirsan oo u afduuban Al-Shabaab oo ka codsaday Qaramada Midoobay iyo Dowladda Kenya in la sii daayo

DEC 21, 2025

Axad, December 21, 2025 (HOL) - Ambrose Kimiti, oo ah dhakhtar Kenyan ah kana tirsanaa kooxda daad-guraynta caafimaadka ee Qaramada Midoobay (U...

Warkii oo dhan »