Wararka Maanta
Midowga Afrika oo Ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Amniga (PSC) ee Midowga Afrika (AU) ayaa yeeshay kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray qii...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay in maalinta codbixinta la xayirayo isu socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Muqdisho
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Taliska sare ee ciidanka Booliiska Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa kulan k...
Warkii oo dhan »5000 oo shaqaale ah oo ka shaqeyn doonaan doorashada gobolka Banaadir
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ku dhowaad 5,000 oo shaqaale doorasho ah loo diri doono ...
Warkii oo dhan »Masar oo Soomaaliya ka taageeraysa dhinyacyada horumarinta dhaqaalaha amniga iyo dagaalka Al-shabaab
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdisalaan C...
Warkii oo dhan »Dibad‑bax Balaaran oo Lagu Diidayo Howlgalada ICE ee Ka Dhanka ah Soomaalida iyo Siyaasadaha Trump oo ka dhacay Minneapolis
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Magaalada Minneapolis, gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa maanta martigelisay isu‑soobax aad u balla...
Warkii oo dhan »Shaqaale UN-ka ka tirsan oo u afduuban Al-Shabaab oo ka codsaday Qaramada Midoobay iyo Dowladda Kenya in la sii daayo
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Ambrose Kimiti, oo ah dhakhtar Kenyan ah kana tirsanaa kooxda daad-guraynta caafimaadka ee Qaramada Midoobay (U...
Warkii oo dhan »10,000 Askari oo loo diyaariyay Ammaanka Doorashooyinka ee Degmooyinka Muqdisho
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in ku dhowaad 10,000 askari oo ka tirsan Booliska Soomaaliye...
Warkii oo dhan »19 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerar ka dhacay magaalada Johannesburg
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Johannesburg ayaa sheegaya in halkaasi ay ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh: “Shiinaha door weyn ayuu ka qaadan doonaa horumarinta waxbarashada iyo tiknoolajiyadda Soomaaliya"
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha uu yahay mid t...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Masar oo markale kuceliyay in dalkiisu diyaar u yahay kamid noqoshada Howlgalka AUSSOM
Axad, December 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii loo gaari lahaa xas...
Warkii oo dhan »