Wararka Maanta
Shiinaha oo si carro leh uga jawaabay qoraal ay Taiwan ku dhaliishay Madaxweynaha Soomaaliya
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay waxa ay ku tilmaantay hadallo...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo sheegay in dalka uu wajahayo caqabado amni oo culus
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo saaray bayaan siyaasadeed oo faahfa...
Warkii oo dhan »In ka badan 4.6 Milyan oo qof oo abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - In ka badan 4.6 milyan oo qof oo ku nool guud ahaan Soomaaliya taas oo u dhiganta ku dhowaad rubuc dadweynah...
Warkii oo dhan »Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay 11 askari oo loo haysto in si sharci darro ah hub ugu dhex wateen Caasimadda
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay 11 eedaysane oo dhamaantood ah askar ah ka tirsan ciidan...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay socdaan dadaallo la doonayo in dhawaan lagu aqoonsado
Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa markale ku celisay in dhawaan la aqoonsan doono, ayna wadaan dadaallo la doonayo ...
Warkii oo dhan »Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo beeniyay in uu ka maqan yahay miisaaniyadda dowladda federaalka
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Ahmed Cabdirisaaq Diiriye, ayaa si adag u beeniyay had...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda Maamulka ee 2026
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo xilka ka qaaday Safiirka Soomaaliya iyo dublamaasiyiin kale
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa dib ugu yeertay ku dhowaad 30 dublamaasi oo sare, kuwaas oo uu ku jiro Safiirka Mare...
Warkii oo dhan »Madasha saddexaad ee Amniga Saaybarka Qaranka Soomaaliya oo maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho
galleryj Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Madasha Amniga Saaybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo ay...
Warkii oo dhan »Taiwan oo ka jawaabtay hadal uu Madaxweyne Xasan Sheekh kaga hadlay qadiyadeeda
Isniin, December 22, 2025 (HOL) - Xafiiska Wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray warbixin rasmi ah oo uu kaga jawaabayo hadal uu Madaxweynah...
Warkii oo dhan »