Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbalay inuu wada hadal la furo mucaaradka

Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbalay inuu wada hadal la furo mucaaradka

DEC 24, 2025

Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka jawaabay hanjabaadaha iyo baaqyada dhawaan...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka QM oo dib u cusbooneysiiyay howlgalka AUSSOM, Sidoo kalena go’aamiyay joojinta howlgalka UNTMIS

Golaha Ammaanka QM oo dib u cusbooneysiiyay howlgalka AUSSOM, Sidoo kalena go’aamiyay joojinta howlgalka UNTMIS

DEC 24, 2025

Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii dib u cusbooneysiiyay muddada howlgalka Midowga Afrika e...

Warkii oo dhan »
Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo xukun xabsi ah ku riday Muwaadin Kenyan ah oo xiriir la lahaa Al Shabaab

Maxkamad ku taala dalka Mareykanka oo xukun xabsi ah ku riday Muwaadin Kenyan ah oo xiriir la lahaa Al Shabaab

DEC 24, 2025

Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaadin Kenyan ah oo lagu magacaabo ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay tirada xarumaha iyo goobaha ay ka dhacayaan doorashada gobolka Banaadir

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay tirada xarumaha iyo goobaha ay ka dhacayaan doorashada gobolka Banaadir

DEC 23, 2025

Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay in 16 de...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka 2026

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka 2026

DEC 23, 2025

Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Xiisadda ka dhex taagan hoggaanka xisbiga Kulmiye oo cirka isku shareertay

Xiisadda ka dhex taagan hoggaanka xisbiga Kulmiye oo cirka isku shareertay

DEC 23, 2025

Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Kulmiye ayaa wajahaya xaalad qalalaase iyo isfahamwaa ah, kaddib markii uu ...

Warkii oo dhan »
Shiinaha oo si carro leh uga jawaabay qoraal ay Taiwan ku dhaliishay Madaxweynaha Soomaaliya

Shiinaha oo si carro leh uga jawaabay qoraal ay Taiwan ku dhaliishay Madaxweynaha Soomaaliya

DEC 23, 2025

Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Safaaradda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay waxa ay ku tilmaantay hadallo...

Warkii oo dhan »
Farmaajo oo sheegay in dalka uu wajahayo caqabado amni oo culus

Farmaajo oo sheegay in dalka uu wajahayo caqabado amni oo culus

DEC 23, 2025

Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo saaray bayaan siyaasadeed oo faahfa...

Warkii oo dhan »
In ka badan 4.6 Milyan oo qof oo abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen

In ka badan 4.6 Milyan oo qof oo abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen

DEC 23, 2025

Talaado, December 23, 2025 (HOL) - In ka badan 4.6 milyan oo qof oo ku nool guud ahaan Soomaaliya taas oo u dhiganta ku dhowaad rubuc dadweynah...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay 11 askari oo loo haysto in si sharci darro ah hub ugu dhex wateen Caasimadda

Ciidanka Booliiska oo Muqdisho ku qabtay 11 askari oo loo haysto in si sharci darro ah hub ugu dhex wateen Caasimadda

DEC 23, 2025

Talaado, December 23, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay 11 eedaysane oo dhamaantood ah askar ah ka tirsan ciidan...

Warkii oo dhan »