9/25/2018
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 25, 2018

Sabti, August, 25, 2018 (HOL)–Ururka ONLF ayaa markii ugu horeyay soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee dhawaantan loo doortay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Max’uud Cumar Cagjar sida uu Idaacada VOA u sheegay afhayeenka ururka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 24, 2018

Jimco, August, 24, 2018 (HOL) -Sida goob-jogayaal ay u xaqiijiyeen Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ciidamo ka tirsan maamul gobolleedka Jubbaland ayaa weeraray saldhig ciidan magaalada Kismaayo, waxaana weerarkan la xaqiijiyay in ay ku dhaawac-meen Labo ruux.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 23, 2018

Khamiis, August, 23, 2018 (HOL)-Madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar [Mustafe Cagjar] ayaa u sheegay dad uu kula hadlayey magaalada Addis Ababa in uu ka shaqayn doono sidii loo beddeli lahaa calanka dawlad-deegaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 22, 2018

Arbaco, August, 22, 2018 (HOL)-War goor dhaw naga soo gaaray magalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya guddiga fulinta xisbiga dimuquraadiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya madaxweyne u doorteen Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 21, 2018

Talaado, August, 21, 2018 (HOL) - Guud ahaan dunidda islaamka ayaa si weyn loogu dabaaldegay maalinta Ciidal Adxa oo ka mid ah labadda ciidood ee ugu weyn muslimiintu ee ay iskugu soo baxaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 20, 2018

Isniin, August, 20, 2018 (HOL) - Toddobo ka mid ah shaqaalaha gargaarka bani'aadamnimada ah ayaa sanadkan oo kaliya lagu dilay Soomaaliya, iyadoo 10 kale-na ay ku dhaawacmeen sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan hay'adda gargaarka ee Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]