9/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 7, 2024

Arbaco, Agoosto, 7, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa isaga hartay inay ka qeyb gasho doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 6, 2024

Talaado, Agoosto, 6, 2024 (HOL) - Kulan deg deg ah oo ay caawa yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay magacaabista safiiro cusub oo Soomaaliya ku matali doona dalka dibadiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 5, 2024

Isniin, Agoosto, 5, 2024 (HOL) - Sida ay sheegayaan xogaha aan helayno, maxaabiis ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo ku xukumnaa dil toogasho ah ayaa ka baxsaday xabsi kuyaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 4, 2024

Axad, Agoosto, 4, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray, qaarkoodna ay xiran yihiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 3, 2024

Sabti, Agoosto, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda ayaa xalay saqdii dhexe ku guulaystay inay soo afjaraan weerar ay koox katirsan Alshabaab ku qaadeen maqaayada lagu caweeyo ee Beach View ee kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 2, 2024

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan weli tiradooda la ogaan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]