11/23/2017
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Sabti, November 4, 2017

Sabti, November, 04, 2017 (HOL) - Safiirka Somaaliya ee Turkiga Jama Abdullahi Mohamed ayaa Wareysi uu siiyay Wargeyska Daily Sabah ku sheegay in Saldhiga millateri ee turkiga uu ka furay Muqdisho in uu bilow u yahay dhismha Dowladnimada Soomaaliya

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 3, 2017

Jimco, November, 03, 2017 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka lagu magacaabo Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday duqeyn, loo maleynayo in lala beegsaday madaxda kooxda la baxday Garabka Daacish ee Soomaaliya oo uu hogaamiyo Cabdulqaadir Muumim.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 2, 2017

Khamiis, November, 02, 2017 (HOL) – Jen Mukhtaar Xusseen Afrax ayaa maanta si KMG ula wareegay xilka taliyaha ciidamada booliiska, kaddib markii dhawaan xubnaha gollaha wasiirada xilkii ka qaadeen taliyihii ciidamada Jen C/xakiin Daahir Saciid [ Saacid]

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 1, 2017

Booliska waddanka Australia ayaa baaritaan kaddib helay oo aqoonsaday maydka gabar Soomaaliyeed oo aheyd kalkaaliso caafimaad taas oo tan iyo Sabtidii ay qoyskeeda La'aayeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 31, 2017

Talaado, October, 31, 2017 (HOL) – Hogaamiyaha mucaaradka Kenya oo si kulul uga jawaabay natiijadii ka soo baxday doorashadii ka dhacday Kenya ee la sheegay in uu ku guulestay madaxweynaha talada haya ee Uhuru Kenyatta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 30, 2017

Isniin, October, 30, 2017 (HOL) –Xarrakada Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in deegaanka Buq –Aqable ee gobolka Hiiraan ku toogteen nin la sheegay in ay ku eedeyeen in uu basaas u ahaa ciidamada AMISOM, qeybta saldhiga ku leh degmada Jalalaqsi.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]