9/26/2017
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Arbaco, September 13, 2017

Arbaco, September, 13, 2017 (HOL) –Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Camey ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay wasiiru-dowlihii xiriirka gollayaasha dowlad gobolleedka Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaaji Gurxan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 12, 2017

Talaado, September, 12, 2017 (HOL) –Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta magaalladda Muqdishu kula kulmay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 11, 2017

Isniin, September, 11, 2017 (HOL) – Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo goor dhaw ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Sayidka iyo Dabka ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 10, 2017

Axad, September, 10, 2017 (HOL)-- Qaraxa oo ahaa mid uu fuliyay qof Ismiidaamiye ah ayaa lagu beegsaday maqaaxi inta badan dadka shacab ah ay fariistaan oo ku dhaw xarunta maamulka gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 9, 2017

Sabti, September, 09, 2017 (HOL) –Kulankii maanta ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa uu u baaqday kooram la’aan, sida uu sheegay Jawaari.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 8, 2017

Jimco, September, 08, 2017 (HOL) –Kooxda kubadda-cagta ee degmadda Waaberi ayaa caawa si xaraga leh ugu guuleysatay tartanka kubadda-cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir ee sanadka 2017, kaddib makii 3-0 ay kaga adkaadeen kooxda kubadda-cagta ee degmadda Hodan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]